BRUSSELS — 20 December 2023
Dowlada Faderaal Soomaaliya ayaa maanta si buuxda ugu biirtay
Wadamada qeybta ka ah Heshiis Iskaashi Wadaag oo
dhexmara xubnaha Ururka Africa oo qeyb ka ah Midowga Yurub (EU)
Danjiraha JFS ee Dalaka la isku yeraado Benelux iyo Midowga Yurub, Ambassador Yoonis
Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde) ayaa heshiiskaaas ku saxiixay Munaasabad ka dhacday Xarunta Ururka Africa, ee Brussels.
Heshiiskan dejin doonaa qaab-dhismeed sharci oo dhamaystiran ee u dhaxeeya Africa iyo
Midowga Yurub.
labada dhinac isaga kaashan doonaan Nabadda Iyo Amniga, Hurmanka
Bulshada, Kobaca Dhaqaale, Xuquuqul Insaanka, Iyo Horumar Waara oo loo
dhan yahay. Brussels, Belgium