Home Afsomali Isbaheysi uu ka maqan yahay musharaxa barakeysan ee Cabdi weli Cali gaas...

Isbaheysi uu ka maqan yahay musharaxa barakeysan ee Cabdi weli Cali gaas oo nairobi looga dhawaaqay

Kadib kulan ay ku yeesheen shalay Magaalada Nairobi qaar ka mida musharxiinta xilka Madaxweynaha ee Maamulka Puntland ayay ku dhawaaqeen isbahaysi ay ku mideysan yihiin.

Isbahaysigaan  waxaa ku dhawaaqay 5 ka mida musharixiinta Puntlaand kuwaasoo kala ah:-

1-Maxamuud Axmed Mashruuc
2-Aadan Shiikh Doon
3-Faarax Cali Shire
4-Cali Xaaji Warsame
5-Axmed Ciise Cawad

Warsaxaafadeed ay wada jir u soo saareen ayay ku muujiyeen in ujeedkoodu yahay sidii doorashadu u dhici lahayd si nabdoon, islamarkaana ku dhacda hab raali lagu wada yahay.

Is baheysigaan oo aan  caga badan ku taagneyn ayaa waxaa ka maqan musharax ugu cadcad musharaxiinta xilka madaxweyynaha puntland state Dr Cabdi weli Cali gaas oo la sheegay in uu heysto taageerada ugu badan shacabka puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.