Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay dhameystirka dastuurka, hormarada la gaaray iyo halka uu marayo halganka dalka lagaga xoreynayo as.
Madaxweynuhu wuxuu kaloo sheegay in dunidu haatan Somalia u soo jeesaatay in ay la jaan qaado