Home Afsomali fahiima quuje go.aanka garaadada waxba kama duwan kii laga diiday Maamulka Somaliland

fahiima quuje go.aanka garaadada waxba kama duwan kii laga diiday Maamulka Somaliland

Fahiima quuje oo kasoo horjeesatay goaamadii SSC khatumo

Go.aanka garaadada waa mid laga Rooney yahay waxaana ka buuxa qaladaad aad u badan.

Fahiima Oo bananka keentay sirta garadada iyo kubiirista Puntland iyo Arimo kale Oo xasaasiya ilaa dhamaadka su

Mujaahid  Fahiima  Quuje ayaa tiri “Mudaharaadkii S/land lagu saaray ayaa P/land-na lagu saaray,Harti Ciidankiina labaxo bal Dhulbahantow waataas Difaaca Laas,caanood+Go,aan laga naxo ayaa Garaadada kasoo”

Fahiima Quuje”Reer Puntland oo naf iyo maalba inala garab taagnaa maanta sidii Isaaq oo kale ayaan isaga saarnay, Isimadii SSC waxay…”

“Tallo xumadan maanta dhacday waxaa xigta in Mahad Cambaashe dib usoo noqdo oo Laascanood Somaliland dib u qabsato…” Fahiima quuje

Dhanka kale Fahiima Yusuf Quuje”Sidii foosha xumeyd ee S/land u kala tagnay baan anaga iyo P/land-na u kala tagnay,talo xumada maanta dhacday Dhulbahantow…

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.