Home Afsomali inala daawo Sayid Maxamed Cabdille Xsan oo Muqdisho lagu ai weyn...

inala daawo Sayid Maxamed Cabdille Xsan oo Muqdisho lagu ai weyn loogu soo dhaweeyey Suabaxaan midkaa sugeynay sayidow salaam caaleykum

Suabaxaan midkaa sugeynay sayidow salaam caaleykum

Sayid Cabdulaahi Xaaji Cabdiraxmaan Sayid Maxamed Cabdille Xsan oo Muqdisho lagu ai weyn loogu soo dhaweeyey

Xildhibaano ka tirsan labada Ee BFS oo Muqdisho ku soo dhoweeyay Cabdulaahi Cabdiraxmaan Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo xilal kala duwan ka soo qabtay dalka.

Cabdulaahi Cabdiraxmaan Sayid Maxamed Cabdulle ayaa ka yimid dalka Mareykanka halkaasoo uu deganaa ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay Garoonka Aadan Cabdulle.

Munaasabadda oo ay ka qeyb galeen odayaal dhaqameed, Saraakiil iyo Xildhibaano ayaa ugu horeyn hadal ka jeediyay ku sheegay in uusan Xukun iyo shiqo soo doonan balse

Uu doonayo in madaxda dalku ka  shaqeyso sidii loo abuuri lahaa dowlada midnimo qaran.

Sayid Cabdulaahi Xaaji Cabduraxnaan Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa 1959kii ka qalin jabiyey Jaamqcada ku taal talyaaniga isagoona wixii intaa ka danbeysay Xilal kala duwan ka so qabtay dowladihii dalka Soo marey sida isagoo safiir ka soo noqday dalalka Emaaratka rarabta ee midoobey sacuudiga iyo qadar sidoo kale wuxuu ka soo shaqeeyey wasaarada arimaha dibada oo uu wasiir ka soo noqday dowlada Cali Mahdi Maxamed

Munaasabadda oo ay ka weyb galeen odayaal dhaqameed, Saraakiil iyo Xildhibaano barbaarta gashaaman ayaa ugu horeyn hadal ka jeediyay Senator Ilyaas Badal Gaboose

Sayid Cabdulaahi Xaaji Cabduraxnaan Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo hadal ka jeediyay ayaa soo dhoweeyay dadaalada Madaxweynaha JFS Iyo R/Wasaaraha XFS wuxuuna  bogaadiyay in laga shaqeeyo midnimada Soomaaliyeed Isagoo ka sheekeynaya arimaas iyo kuwo kale oo fariin ahaan uu ugu direy bulshada Somaliyeed waxa ka mid ahaa hadaqlasiisii

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.