Xildhibaankii ugu qiima badnaa oo isagoo Masjid ka soo baxey lagu tooktey Muqdisho Qof la diley oo wejigiisa uu u iftiimayo sida Xildhibaan ibraahim Deyfullah ma arkin wallaahi .
Ex xildhibaa deyfulaah ayaa waxaaqaarka hore ka toogtay wiil dhalinyaro ah ka dibna goobta isaga cararey .
waxaana weli ka hadlin laamaha amaanka