Home Afsomali Qarax weyn oo ka dhacay xamar weyne

Qarax weyn oo ka dhacay xamar weyne

Ciidamada dowlada oo qarxiyey giiragaan laga soo buuxiyey walxaha qara oo dukaan ku yaal ka soo horjeedka kawaanka xamar weyne amaana ahaan loogu dhiibtay ka dibna laga war helay warbixintiisana lala wadaagay heyadaha amaanka sidaasine wadooyinka loo xirey loona diiday dadkii halkaa ka ag dhawaa ayaa ugu danbeyntii la qarxiyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.