Home Afsomali Wajiga 3aad ee Dagaalka iyo Dhuusamareeb

Wajiga 3aad ee Dagaalka iyo Dhuusamareeb

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargalinaya howgallada dib loogu xoreynayo deegaanada ku jira gacanta Khawaarijta ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasinadda Galmudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.