Home Afsomali Sirdoonka Soomaaliya oo soo afjaray 20 koox oo dadka cabsiin iyo baad...

Sirdoonka Soomaaliya oo soo afjaray 20 koox oo dadka cabsiin iyo baad isugu dari jiray

Hay’adda nabad sugidd iyo amniga Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa war-saxaafadeed ay dhawwaan soo saartay waxa ay ku sheegtay in ay burburisay 20 koox oo shacabka ka cabsi gelin jiray Internetka, iyagoo isticmaalayay Group-yo ay lahaayeen Al Shabaab.

Qoraalka kasoo baxay hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in Group-yadan la xiray ahaayeen kuwa looga shaqeenayay boobka iyo baada ganacsatada Soomaaliyeed, waxa ayna shacabka uga digtay in aysan qeyb ka noqon kooxaha beejajka nuucan oo kala ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.