Home Afsomali Muuqaalka Xildhibaano ka hadlay haweeney ninkeedu gubay iyo mid kale oo...

Muuqaalka Xildhibaano ka hadlay haweeney ninkeedu gubay iyo mid kale oo ninkedu tooreey ku jarjaray

Gudiga xuquuqul insaanka iyo Arimaha bulshada ee Baarlamaanka oo hadlay haweeney ninkeedu gubay iyo mid kale oo ninkedu tooreey ku jarjaray iyagoo madaxweynahane ka dalbaday in caruurta ay dowladu kafaalo qaado cadaaladne loo helo daniyada dalka ka dhacayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.