Abwaan Cabdirisaaq Axmed Geedi Aaqiro Oo Ahaa Ninkii Sameeyay Heeskii Birmade Xasan Shiikh oo Uu Qaado Ismaaciil Aarka
Ayaa Mudo 30 cisho oo uu ku Xiranaa Magaalada Hargeeysa Ee Gobolka Waqooyi Galbeed Soomaaliya dib u helay xoriyadiisii
Abwaan Aaqiro oo aan qadka taleephonka kula hadlay ayaa ii xaqiijiyey siideyntiisa wuxuuna intaa iigu daray in uu fadhiyo gogosha tasida wiilkiisa tasoo ujeedka cokiisii horaba aheyd in uu hargeysa ua ka qeybgalo Tacsida Wiil uu Dhalay Abwaanka Oo Ku Geeriyooday Hargeeysa
Sababta Loo Xiray Ayaa Dadku Sheegayaan In Aay Tahay Heeskii Uu Ku Amaanay Madaxweeyne Xasan Sheekh Waqtigii uu Ku Jiray Ololahiisii
Doorashada si kasba ha ha ahaatee abwaanka ayaa dib u helay xoriyadiisa wuxuuna hatan ku sugan yahay gudaha magaalada hargeysa .
Abwaanka weli lama oga siideyntiisa cida ka qeyb qaadatay iyo siyaabaha lagu sii daayey dadka qaalrkii ayaa sheegay in uu qabo ducada birmade xasan sheikh