Home Afsomali Wasiir Mohamed A. Hayir Maareeye iyo Soomaali Cagaaran waxaan beeraynaa ilaa 200.000 ...

Wasiir Mohamed A. Hayir Maareeye iyo Soomaali Cagaaran waxaan beeraynaa ilaa 200.000 Wasiir maareeye masuul loo dhigo la waa Daawo sawirada

Wasiir Mohamed A. Hayir Maareeye iyo Soomaali Cagaaran          Wasiir maareeye mid loo dhigo la waa. waxaan beeraynaa ilaa 200.000

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Mudane. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa Wasaradda Ku Qaabilay Xildhibanada Xisbiga New Green Part.

Wasiirka Wasaaradda Beeraha Iyo Waraabka Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa Balanqaday in Qofkastaa Ku Nasandoono Canbaha iyo Midhaha ka Baxa Wasaaradda Beerahaha

 

Maanta waxay Soomaaliya u tahay maalin weyn mar hadii Xildhibaanadii New Green Party bilaabeen in ay xaqiijiyaan aragtidii Madaxweynaha Jamhuuriyada Mudane Xasan Sheikh Maxamuud ee ahayd in Dawladda Dan Qaran qorshaheedu yahay SOOMAALI CAGAARAN.

Xildhibaanadda New Green Party oo badankooda lagu yaqaan in ay yihiin dad wadaniyiin ah, waxay maanta balan qaadeen in ay beero cagaaran iyo malaayiin geed ka beeri doonaan Soomaaliya mudo ah sanooyin kooban Inshaa Allah, Guul iyo Gobanimo – Nagu dayo walaal

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.