Home Afsomali Dhageyso Xildhibaan Dalxa ” Dib u eegis halagu sameeyo qandaraaska dumarka loogu...

Dhageyso Xildhibaan Dalxa ” Dib u eegis halagu sameeyo qandaraaska dumarka loogu daabulay sacuudiga oo tacadiyo heytaan

Codka linkiga Hoose ka dhageyso 

Xildhiban Dalxa oo qeylo-dhaan kasoo saaray tacadiyo lagu hayo Gabdhihii shaqada loogu diray Sacuudiga  Saadaal Media

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa qeylo dhaan kasoo saaray gabdho Soomaaliyeed oo shaqo loogu diray dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Xildhibaanka oo Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inay soo gaareen xog ku saabsan dhibaatooyin heysta gabdhihii ay dowladii hore shaqada Jaariyadnimada ugu dirtay Sacuudiga, ayna ka mid yihiin arrimo gaari kara denbiyo kufsi ka mid yahay oo aan ku bannaaneyn diinta islaamka.

“wadamada ku jira jaamacada Carabta looma ogola in ay Adeegto qadaamad ka noqdaan wadan carbey.

https://youtu.be/N5I81-k_a18

Dowlada Sacuudiga ayaa horey u aqbashay in dumar fara badan ay qaabilaan waxayna diideen in ay iibsadaan xoolaha soomalida ay dhaqdaan.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.