Home Afsomali Garaad cabdiqani oo ka mahadcelyey Hay’adda Aqoonsiga & Diiwaan gelinta Qaranka (NIRA)...

Garaad cabdiqani oo ka mahadcelyey Hay’adda Aqoonsiga & Diiwaan gelinta Qaranka (NIRA) oo magaalada Baydhabo xafiis ka furatay, (DAAWO SAWIRADA)

Waxaan u mahadcelinayaa madaxwaynaha Dowlad goboleedka Koofur Galbeed Mudane Cabdicasiis Maxamed Xasan (Laftagareen), Golahiisa Wasiirada, maamulka gobolka, kan Degmada Baydhabo iyo guud ahaan Shacabka KGS oo si sharaf iyo milgo leh noosoo dhaweeyay.

Dadaal dheer Kadib, waxaan maanta daahfurnay xafiiska Hay’adda Aqoonsiga & Diiwaan gelinta Qaranka (NIRA) ee magaalada Baydhabo, kaas oo loogu Adeegi doono shacabka Koofur Galbeed, si Qof walba oo muwaadin ah uu u helo xaqqiisa dastuuriga ah (kaarka aqoonsiga).

Guushu Waa dhawdahay, dadaalaana wuu gaaraa.
wadajir bay labo gacmood wax Ku qaban Kaaraan, aan is weheshano walaalayaal aan wadajirno walaalayaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.