Home Afsomali Ganacsade Ibrahim Mahamed Abdulahi  oo markii 3aad  ka badbaday (DAAWO SAWIRADA)

Ganacsade Ibrahim Mahamed Abdulahi  oo markii 3aad  ka badbaday (DAAWO SAWIRADA)

Ganacsade Ibrahim Mahamed Abdulahi oo markii 3aad ka badbaday

Ganacsade Ibraahim ayaa manta mar kale ka badbaaday isku day dil la doonayey in lagu qaarajiyo oo nafta la dhaafiyo xili uu ku sugnaa mid ka mid ah dagmooyinka gobolka banaadir sida laga dheehan karo sawiro laga soo qaaday goobta qaraxu ka dhacay taasoo anay waxba ku gaarin

Dhanka kale dad goobta ka ag dhawaa ayaa sheegay in ay maqlayeen jugta qaraxa ayna arkayeen holaca iyo uurada qaraxu dhaliyey .

Ganacsade Ibrahim ayaa warbaahinta u xaqiijiyey in qaraxaani uu yahay kii 3aad ee lala eegto hase yeeshee aysan waxba ka soo gaarin burburka gaariga mooyee” ka dib markii qaraxmiino loogu xiray gaarigiisa xilli uu marayey laamiga deyniile.

Ibraahim ayaa horey uga dhawacmay qarax miino qaraxa 1aad aya dhacay 29/05/ 2021 keedii kaasoo uu dhaawac ka soo gaaray qeybta sare ee jirkiisa sida garbaha kilidiisane uu ku waayey

Sidoo kale isaga iyo ganacsato kale ayaa dukaamankoodii loogu xirey miinooyin 24/03 2024tii subaxnimadii hore xili salaada la gali rabay hal kaasi oo qasaaro hantiyadeed ka soo gaartay qaraxa oo dab dhaliyey darteed hantidii taalay dukaamankii ay halkaa ku basbeelee.

Ugu danbeynta manta oo ay tariikhdu tahay 11/01/2025 ayaa mar kale gaarigiisa miino la gu xirey taasi oo uu ka badbaady sida ka muuqato.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.