HADDAOGOW; Masuuliyiinta cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro soo magacaabay iyo sida BEELAHA & QABIILADU u kala heleen.
1: Cabdinasiir Axmed Xirsi Guddoomiyaha Bangiga Dhexe JSL – Hayb ahaan waa HABARJECLO, REER DOOD.
2: Xamse Khayre Coofle Guddoomiye ku xigeenka Bangiga Dhexe JSL – Hayb ahaan waa HABARAWAL, SACAD MUUSE
3: Yasiin Jaamac Calase Agaasimaha Guud ee Bangiga Dhexe JSL – Hayb ahaan waa GARXAJIS, CIIDAGALE.
4: Muniir Axmed Cigaal Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Madaxtooyada – Hayb ahaan waa HABARJECLO, AXMED FAARAX.
5: Cabdishakur Ismail Kahin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Arrimaha Bulshada & Qoyska – Hayb ahaan waa GARXAJIS, CIIDGALE.
6: Cabdirisaq Axmed Gaas Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha – Hayb ahaan waa SACADMUUSE, REER AXMED.
7: Cabdalle Maxamed Yuusuf Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Diinta & Awqaafta – Hayb ahaan waa HABARJECLO, REER-YOONIS.
8: Dr Axmed Maxamud Jama Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka – Hayb ahaan waa GARXAJIS, HABARYONIS.
9: Cabdiraxmaan Xuseen Xaaji Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada Barbaarinta & Sayniska – Hayb ahaan waa GABADUURSI, MAKAAHIIL.
10: Axmed Cismaan Jaamac Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanada Xoolaha iyo horumarinta Reer miyiga. – Hayb ahaan waa GARXAJIS, HABARYOONIS.
11: Siciid Muuse Xoosh Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaallaha – Hayb ahaan waa SAMAROON – MAXAMED CASE.
12: Aadan Jaamac Ducaale Barre Agaasimaha Guud ee Komishinka Tacliinta Sare – Hayb ahaan waa HABARJECLO, BIICIDE.
——
Guddiga Hay’adda Shaqaallaha.
1: Cabdicasiis Xirsi Warsame Geelle uu ahaado Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawaladda – Hayb ahaan waa GARXAJIS, HABARYOONIS
2: Xasan Xuseen Cabdi (Xaydar) uu ahaado, Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Shaqaalaha Dawaladda – Hayb ahaan waa HABAR-AWAL, SACAD MUUSE.
3: Cabdirashiid Maxamed Warsame uu ahaado Xubin ka mid ah Guddida Hay’adda Shaqaalaha Dawladda – Hayb ahaan waa – CIISE, MAMAASAN.
4: Maxamed Axmed Xasan Jabarti Saadle, uu ahaado Xubin ka mid ah Guddida Hay’adda Shaqaalaha Dawladda – Hayb ahaan waa HARTI, DHULBAHANTE.
5: Sakariye Cabdiraxmaan Ismaaciil Carraale, uu ahaado Xubin ka mid ah Guddida Hay’adda Shaqaalaha Dawladda – Hayb ahaan waa ARAB, AXMED CABDALE.
6. Ibraahim Ducaale Boos uu ahaado Xubin ka mid ah Guddida Hay’adda Shaqaalaha Dawladda – Hayb ahaan waa HABARJECLO, SOLOMADOW.
7. Mustafe Maxamed Cawil Diiriye uu ahaado Xubin ka mid ah Guddida Hay’adda Shaqaalaha Dawladda – Hayb ahaan waa GARXAJIS, CIIDAGALE.
FG. Kama dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay masuuliyiintan cusub ee Madaxweyne Cirro magacaabay.
Lasii wadaag saaxiibadaa.