Madaxa ispitalka Buuhood Dr Cali Xukun Maxamed ayaa ay maamulka Somaliland ka codsaday in la xiro xaduud beenaadka Ethiopia ay ka wadaaagto deeganka Buuhoodle oo uu sheegay in uu ka soo talaabay xanuunka Shuban Biyoodku
Wuxuuna dalbaday in bulshada uu soo ritay cudurku lala soo gaaro gurmad caafimaad iyo ka hortaga nafaqo darida
Dr Cali Xukun ayaa ayaa warbaahina u xaqiijiyey in ay Shan qof ugu geeriyoodeen Shuban Biyood ka dilaacay deegaanka Buuhoodle halka in ka badan 20 ruux uu soo ritay cudurku ayna culus tahay xaaladooda caafimaad.
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0