Home Afsomali Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo degmada Cadale kulamo kula qaatay saraakiil iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo degmada Cadale kulamo kula qaatay saraakiil iyo masuulyiin dadka deegaanka ah (DAAWO SAWIRADA)

 

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo habeenkii 2-aad ku hoyanaya degmada Cadale ee Shabeellaha Dhexe ayaa halkaas kulamo gaar-gaar ah kula qaatay masuuliyiinta odeyaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda deegaanada Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha iyo odeyaasha uu la kulmay ayaa adkeeyey muhiimadda ay leedahay garab istaagga Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee u taagan xoreynta deegaannada ay ku harsan yihiin argagixisadu, iyadoo ay ku bogaadiyeen Madaxweynaha sida ay uga go’an tahay dardar gelinta howlgalka ka dhanka ah argagixisada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.