Home Afsomali Full VIDEO Kulanka Gudiga Amniga ee Dayniile Fardo Fuulid iyo Gaadiid...

Full VIDEO Kulanka Gudiga Amniga ee Dayniile Fardo Fuulid iyo Gaadiid kala duwan

Raiisal wasaare kheyre ayaa ayaa shir gudoomiyey kulan ay markii ugu horeysay dagmada dayniile ku yeesheesheen gudiga Amniga loogana hadlayey sugida amnaaka iyo hirgalinta nabad ku soo dabaalida guud ahaan dalka somaliya .

Kulanka ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiirada Gaashaandhiga, Amniga Gudaha , Warfaafinta iyo  Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa  Muqdisho taliyayaasha Boliska nabadsugida kuwa saldhigyada taliyaha boliceka Gobolka banaadir iyo saraakiil kale .

Kulanka oo saxafadu dibad jog ka aheyd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa saxaafada uga warbixiyey si wada jir ah gudoomiyaha gobolka banaadir Taabid Cabdi Maxamed iyo wasiirka warfaafinta Enj Yariisow waana kuw aan iyaga oo faahfahinaya qodobadii ay isla meel dhigeen .

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.