Home Afsomali Dhageyso inta u dhimatay Cudurada Jadeecada iyo Shuban Biyoodka

Dhageyso inta u dhimatay Cudurada Jadeecada iyo Shuban Biyoodka

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayaa sheegtay in ilaa 500 oo qof ay u dhinteen cudurrada daacuunka ee ka dhashay abaaraha ka jira Soomaaliya.

Agaasimaha wasaaradda caafimaadka Cabdullaahi Xaashi ayaa sheegay in sidoo cudurka daacuunka uu dilaacay kuna fiday gobollo Soomaaliya ka mid ah.

Hay’adda UNICEF ayaa Iyana sheegtay in 30 kun oo caruur ah ay cudurka jadeecadda ka talaashay toddobaadkan magaalada Baydhaba ee gobolka Baay.

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.