Home Afsomali Dhageyso Maamulka iskii isku magacaabay ee Soomaaliland oo sheegay in wariye Cabdimaalik...

Dhageyso Maamulka iskii isku magacaabay ee Soomaaliland oo sheegay in wariye Cabdimaalik Coldoon u xiray yahay

COUNTY PRISONS

abaabul qadiyada ka soo horjeedo qaranimada Soomaaliland

Maamulka somaliland oo sheegay in wariye Coldoon uusan uxirney Booqashadii Muqdisho ee loo xiray arin Itoobiya ku saabsan

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland ayaa shaaca ka qaday in Sababta loo xiray Wariye Coldoon aysan aheyn inuu tagay Muqdisho oo uu sidoo kale la kulmay madaxweyne Farmaajo.

Waxaa uu sheegay in sababta xukunkaas loogu fuliyay iney tahay hadalo naceyb iyo isku dir ku dhisan oo uu u adeegsaday dalka ay dariska yihiin oo uu ula jeeday.




Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.