Xeerilaalinta tag ama dalka isaga bax ka hari weysaye waa ku heysataa ayaa maqli jiray
Dowlada oo qeyb ka Noqotay garabyada isku heysta hagaaminta Arintii NOSOJ
Waxaan wada ogsoon nahay in saxaafadu soo garay burburkii dalka ka dhacay ayna u kala qeybsan tahay garabyo iyo ururo qaarkood isdiidan
Waxaana lagu wada tiriyaa saxaafada madax banana in kasta oo aanay jirin oo ay tahay iska magic u yaal sida aan qabo anigu
Gadaal uguma noqon karo waqtiga oo yar dartii waxaa se marag ma doonto ah in garabyada ku howlgala magaca saxafiyiinta qaranka ee NUSOJ ay kala qeybsanaantaa ku wada shaqeynayeen in mudo ahba .
Dhawaan qoraan soo baxay ayaa lagu yiri wasiirka warfaafintu ha is casilo iyada oo tooshka lagu ifinayey kooxo saminraa dalka dibadiisa ah uu uu qaaday hogaamiyaha taageerada ka heysta beesha caalamka ee cumar faaruuq cusman,wuxuuna casuumaad uga soo dhameyey bah ka mid ah qeybaha saxaafada taakuleysa ee beesha caalamka kuwaas oo u kala baxay wadamada masar iyo ruwaandha
warqad ka soo baxday xafiiska xeer ilaalintu oo u yeerto Cumar faaruuq waxaana lagu wargaliyey in wax laga weydiin doono xaflada uu ku qabtay Muqdisho taasi oo ayehd xuska maalinta saxaafada aduunka waxaana warqada lagu xusay in uu arintaas sameeyey ruqsad la,aan ayna fasaxin wasaarada warfaafinta garabka kale ayaa dhwor jeer dacwad ka gudbiyey xili uu cumar faaruuq hoteelo Muqdisho iyo meelo kale ku yaal saxafiyiin ugu qabanayey xaflado aan sidaa u sii waaweyneyn
Maxamed Ibraahin Macalimuu waa hogamiye garab ka tirsan ururka saxafiyinta qaranka ee NUSOJ wuxuuna taageero ka heystaa masuuliyiin ka tirsan dowlada saraakiil ciidan iyo weliba wariyayaal iyo milkiilayaal TV iyo idaacado iskuugu jira
Waxaana sidoo kale taageero aan dhaqaale laheyn uu ka heystaa wasaarada warfaafinta iyo sidoo kale ururada saxaafada ee ka howlgala dalka iyo dibada
Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view