Home Afsomali Ina shaawey oo loo magacaabay agaasime ku xigeenka hay.ada socdaalka iyo jinsiyadaha...

Ina shaawey oo loo magacaabay agaasime ku xigeenka hay.ada socdaalka iyo jinsiyadaha soomaaliyeed

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Mudane Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa waxaa lagu Magacaabay Kuxigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya,waxaana loo Magacaabay C/fitaax Ibraahim Cumar Shaaweeye oo uu dhalay Ibraahim Cumar Shaaweeye oo ahaa Xilligii Dowladdii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.
C/fitaax Shaaweeye ayaa Xilal kala duwan ka soo qabtay Dowladdihii dalka soo Maray,iyadoo Xilligii ugu dambeysay uu ahaa Taliye Kuxigeenkii Ciidanka NISA Ee Gobolka Banaadir.

Agaasime Kuxigeenka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya ayaa loo Magacaabay C/fitaax Ibraahim Cumar (Shaaweeye).

Cabdifataax shaawey ayaa dowladihii ugu danbeeyey la soo shaqeeyey isaga oo xilal muhiim ah ka soo qabtay.

Ina shaaweey waa siyaasi da.yar oo ay qeybaha kala duwan ee bulshaduna ay jecleysteen howlihi uu soo qabtay ,isaga oo xiliya adagna howlkarnimadiisa bulshadu uwada riyaaqday.

booqasho
Cabdifataax shaaweey 2

gudaha isbitaalka
haweenkii qaraxa uu dhaawacay
irida hore
islaan burubur soo gaaray 2

OLYMPUS DIGITAL CAMERA
shaaw 1
shaaw 3
shaaw

Goor dhaweed ayaa waxaa loo magacaabe
Taliyaha Dhanica Howlgaladda Nabad Sugidda Soomaaliya G/sare Maxamed Abuukar cali Jacfar Abuukar

Degreetada magacaabsita hoos ka aqriso

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.