Home Afsomali Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo hargeysa ugu baxay baasaboorka Soomaaliga ah oo...

Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo hargeysa ugu baxay baasaboorka Soomaaliga ah oo horey loogu diiday in uu ku safro

Prof. Ismaaciil Buubaa Oo Hargeysa Ka Dhoofay Ka Dib Markii Dhawaan Xukuumadda Somaliland Ka Hor Istaagtey In Uu Garoonka Ka Dhoofo

Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid siyaasiyiinta bulshada Somaliyeed ugu caansan isla markaana xiligan  ka mid ah saraakiisha xisbiga Waddani ayaa  ka dhoofay garoonka diyaaraha ee magaalada Hargeysa .

Prof Buubaa ayaa ay dhawaan xukuumadu gaar ahaan masuulyiinta Garoonku ay ka hor istageen in uu halkaasi ka dhoofo ka dib markii lagu eedeeyey in uu Sito Passporka  Somaliya kaas oo ay xukuumadu sheegtay  in  ay mamnuuc tahay in Somaliland laga dhoofo  Passporka

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.