Home Afsomali Xilka qaadista taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada oo beenowday

Xilka qaadista taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyada oo beenowday

Beenin been faaftay
Warar lagu faafiyay baraha bulshada oo sheegayay in xilkii laga qaaday taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyda col. Axmed Maxamed afcaday isla markaana lagu bedalay nin lagu magacaabo cabdixakiin
Somalisan ayaa soo ogaaday in warkaasi uusan jirin yahayna mid laga beensheegayo mas.uulka ku xusan si magaciisa loogu sunto eexlow

Dhanka kale taliyaha ciidanka ilaalada madaxtooyda oo ay noo suurta gali weyday in aan la xariirno ayaa taa bedelkeeda ilo xog ogaal ah kana agdhow taliyaha inoo xaqiijiyeen in xilka qaadistu tahay been abuur

Warar kale oo haatan soo baxay waxay sheegayaan in taliyayaasha ciidamadu shir uga socdo gudaha madaxtooyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.