Warar hoose oo Puntlandi helayaan ayaa sheegaya in Madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali Gaas uu ka biya diidan yahay Go’aanka ay Baarlamaanku ku kala direen Xukuumadiisa.
Madaxweynuhu wuxuu qiil ka dhigtey in Mooshinka aan loo marin wadadii sharciga ahayd.
Ilaa hada Hadal rasmi ah kamasoo bixin Madaxtooyada balse Wararka hordhaca ah ee somalisan heshay waxay kaloo sheegayaan in Madaxweynuhu uu isugu yeeri doono Xukuumada oo ay Shir deg dega yeelanndoonaan mudo ku siman 21 cash.
Baarlamaanka Puntland ayaa saaka kalsoonida kala laabtay Xukuumada iyagoo sheegay in Xukuumada ay gudan waysay shaqadii loo igmaday.