Dowlada China ayaa tijaabisay tareenkii ugu horeeyay ee hawada maraya oo xawaarihiisu aad udheereeyo.Tareenkan oo qaadaya dad dhan 510 qof ayaa ku soconaya xawaare aad udheereeya.Hoos ka daawo muuqaalkan
Dhanka youtube ka
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view