Home Afsomali War deg deg ah Qarax xooga oo had aka dhacay Magaalada Muqdisho...

War deg deg ah Qarax xooga oo had aka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa geystay qaraarooyin kala duwan

 

Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsay gaari haariyeer ah laga soo buuxshay  walxaha qarxa oo la dhigay inta u dhaxaysa Dukanka Qualaty  Point  Midnimo Marked iyo Hotel wardheer oo ku yaal wadada maka mukarama goob aan ka fogeyn isgoyska dabka

https://www.facebook.com/abulfidaa.mohamed/videos/935826843222515/

https://www.facebook.com/abulfidaa.mohamed/videos/935826536555879/

Dadka ku dhintay ayaa waxaa ka mid ahaa hooyo iyadu saarneyd Moto Bajaaj waxaana ka badbaaday Gabar yar oo iyaduna ay bir weyn madaxa kaga dhacday.

waxaa kale oo jira gabar halkaa uu qaraxu ku haleelay oo labada lugood ka go.day dharkiina uu ka gubtay taasi oo la arkayey iyada oo biyo lagu shubayey si looga damiyo dabka ka baxayey

 

Gaadiidka gurmadka deg deg ah ayaa bilaabay in ay daadgureeyaan dhaawacyada iyo meydadka ka dhashay qaraxa

Dhaawacyadii   ayaa loola kala cararay ispitaalada magaalada Muqdisho

Ciidamada Emaaraadka oo wadada marayey ayaa risaas ay fureen laba xabo oo ka mid ah waxay caloosha uga dhacday wiil isne halkaa marayey oo la geeyey ispitalka Daaru shifa oo la geeyey dhaawacyada intooda badan.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.