Home Afsomali Dabley Bastooladley ah oo Nabadoon Geedi Firdhiye Goordhaweyd Muqdisho Ku toogtay

Dabley Bastooladley ah oo Nabadoon Geedi Firdhiye Goordhaweyd Muqdisho Ku toogtay

 

Wararka Caawa naga soo gaaray qeybo ka mid ah degmada Dharkeenleey ee Gobolkaan Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa Xaafada Macmacaanka lagu dilay Nabadoon Caanka ah degmadaas.

Kooxo ku hubeysan Bustoolado ayaa Xiligii Salaada Cishaha isagoo ka soo baxay Masjid uu ku dukaday Nabadoon Geedi Firdhiye ay halkaasi ku toogteen.

Macada sababta ka dambeysa dilka Nabadoonka,iyada oo Kooxdii ka dambeeysay dilka ay Goobta isaga baxsadeen.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.