Home Afsomali VIDEO iyo Dhageyso banaan Bax looga soo horjeedo maamulka Hirshabeele

VIDEO iyo Dhageyso banaan Bax looga soo horjeedo maamulka Hirshabeele

Banaanbax looga soo hor jeedo maamulka Hirshabeelle iyo magacabista degmoyinka cusub ee uu magacaabay madaxweyne Cali Cabdullaahi Cosoblle  oo manta ka dhacay qebo kamid ah gobolka Hiiraan.

Banaanbax ka dhacay magaalada Jawiil oo ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa loga soo horjeeday maamulka uu hogaamiyo madaxweyne Cosoblle, dadka banaanbaxayay ayaa ku dhawaqayay erayo ka mid ah Hirshabeelle ha dhacdo Cali Cabdullahi Cosoblle hadhaco iyo erayo kale oo fara badan.

Dadka Banaanbaxayay ayaa bartamaha magaalada Jawiil waxaa kula hadlay masuliyiin ka tirsan maamulka iyo Odowaal dhaqamed ka soo jeedo Jawiil.
Halkaan Hoose Ka Daawo Muqalka Banaanbaxa ka dhacay Jawiil

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.