Home Afsomali Aabaha gabadhii Darteed Axmed dowlo lagu gubay oo sheegay in gabadha uusan...

Aabaha gabadhii Darteed Axmed dowlo lagu gubay oo sheegay in gabadha uusan bixin lagana afduubtay dowladana ugu baaqay ……

Cabdulaahi Maxamed ah oo ah Aabaha dhalay ruaiyo Mazamed Axmed oo iyane ah gabadha lagu dilay dareed marxuum axmed dowlo oo sheegay in gabadhiisa uusan bixin  isla markaana lagu mehrin amarkiisa walaayadiisana uusan cidna u dhiibin
Wuxuuna intaa ku daray in gabadhiisa afduub looga heysto.

odaygi dhalay gabadhi arooos qaran loo samay lahaa oo sheegay in gabadhiisa la afduubtay cid aw siiyay ama kala xididayna aysan jirin sidaas darteedna ay ka waantoobaan dadka arinkaaas faraha kula jiro

Aabaha ayaa ku tilmaamay haduu meher jiro in uu yahay waxba kama jiraan .
Wuxuuna dhanka kale dowlada iyo cid kasta oo taageertay ugu baaqay in ay ka waantoobaan wuxuuna hadalkiisa sii raaci in laga boobay .
;tan iyo xiligii aan gabadheyda waayey ma arkin cid ila soo xariirtay waxaana aamin sanahay in afduub xirfadeysan lagu heysto
Aabaha ayaa sheegay in dhibka shacay uu ka bilowday maqnaashiyaha gadhaba oo hooyadeed Shariifo Axmed Cabdule ay tabtay ayna ogaatay cida heysata wuxuuna ka gaabsaday in uu faahfaahin inkaa ka badan uu ka bixiyo
Wuxuuna ugu danbeytii madaxda dowlada ugu baaqay in ay gacantiisa ku soo celiyaan ruqiyo oo hada ka maqan gurigiisa
:gabadheyda hadii la iga soo doonto aniga ayey i jirtaa sida aan ka yeelayo balse hada meelba kuma sheego ayuu hadalkiisa ku soo gabagabeeyey.

Dhanka kale wiil sheegtay in uu walaalkeed yahay ayaa bartiisa facbook soo dhigay VEDIO isaga oo leh walaashey waa la sixray wuxuuna hanjabaad u direy qoyskii iyo wiilkii uu adeerka u ahaa Axmed dowlo
Gabadha waxaa uu xusay in ay aheyd xaas oo nin kale horey u qabay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.