Home Afsomali Aabe reer Zimbabwe ah oo leh 16 xaas iyo 151 caruura Shaqadiisuna...

Aabe reer Zimbabwe ah oo leh 16 xaas iyo 151 caruura Shaqadiisuna ay tahay oo kaliye qancinta xaasaskiisa

Aabe reer Zimbabwe ah oo leh 16 xaas iyo 151 caruura.

Misheck Nyandoro, oo 66 jir ah, ma shaqeeyo wuxuuna sheegay in shaqadiisa oo buuxda ay tahay ‘qancinta xaasaskiisa’, kuwaas oo u kariya, nadiifiya, una habeeya wixii uu doonayo.

Aabahan oo leh 151 caruura wax qorshe ah kama lahan nolosha caruurtan, kaliya waxa uu u baahan yahay inuu dhalo caruur badan.

Si kastaba ha ahaatee Wuxuu guursan doonaa xaaskiisa 17aad xilliga jiilaalka, wuxuuna rajeynayaa inuu yeesho 100 (Boqol) xaas iyo 1,000 (kun) caruur ah inta uusan dhiman.

Wuxuu daneeyaa guursiga dumarka da’da yar, maxaa yeelay haweenka waayeelka ah lama socon karaan hamigiisa.

Adiga aqrinaya fariintan meeqa caruura ayaad jeceshahay inaad dhasho?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.