Xafiiska Raiisalwasaaro xaal qaado hadii TV yada aan la wada qoreyn aaskii xoosh na liis laga dhigay inta loo soo dirayo warka in ay diido waxaa Ku jaban
Inkasta oo warbaahintu dhib kala kulanto xafiiska Raiisal wasaare Kheyre in ay warka ka soo tabiyaan taa bedelkeeda cinwaanadooda loogu diro warar ka soo jarjaray taasi oo ay cabsho ka muujiyeen in badan ayaa hadana faaf reeb lagu sameeyey ka qeybgalka aaska marxuum wasiir xoosh jabrii
Tifatiraha wararka Raiisal wasaaraha Cali Nuur Salaad iyo hogankiisa oo aan aqoon u wada laheyn wariyaasha ayaa la sheegay in uu bar koontarool dhigay liis xogaa tvyo iyo wariyayaash ah ku qoran yihiin intii kalana circa ayuu u fiirshay sida horey uu u sameyn jiray
Idaacadihii iyo tv-yadii saaka u kalahay in ay soo tabiyaan aaska qaran ayaa dib ugu laabtay xarumahoodii ka dib markii ciidanku liis gaaban ula soo baxeen lagana waayey magacyada iyo baraha ay ka socdaan
Horey ayaa wariyaal hordhac ah loo geeyey magaalada Kismaayo kuwaas oo iyada si dhabar taabasho ah loogu qoray liiska wabinta wararka kheyre ee marka uu tago Kismaayo
Waxaana iska cad in isdhahyaal uu ka jiro xafiiska wasiirka 1aad ayna dhici karto in kalsoonida ay xarumo badan oo horey warkiisa u baahin jiray ay shaqadii Gmail-ka sida hagar la.aanta ah u isticmaali jireen ay ka duuduubtaan
si kastaba aaskaan ayaa ah mid aan warbaahintu u dhameyn lagana garab bidixeeyey