Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa u magacaabay maareeyaha golaha Murtida iyo wacyiigalinta Qaranka Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guurre.
Warqad kasoo baxday xafiiska Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daa’uud Aweys Jaamac ayaa waxaa xilkii looga qaaday maareeyihii Tiyaatarka Qaranka Cabduqaadir Cabdi Shube.
Maareeyaha Cusub ee golaha Murtida iyo wacyiigalinta Qaranka Abwaan Cusmaan Cabdullaahi Guurre ayaa xilkaan oo uu horay u soo qabtay looga qaaday kadib markii ay is khilaafeen Xukuumaddii Xasan Cali Kheyre.