Home Afsomali Abwaan hadraawi oo burco ku geeriyooday

Abwaan hadraawi oo burco ku geeriyooday

Alle ha u naxariistee waxa maanta Magaalafa Hareysa ee degaannada Somalilamd ku geeriyooday Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi.

Dhowrkii sano ee la soo dhaafay ayaa la sheegay in uu la jiifay xanuun haayay, balse ugu dambeyn uu Maanta geeriyooday.

Qaar kamid ah Ehelladiisa ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay geerida Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi, iyaga oo sheegay in dhawaan la Aasi doono.

Alle ha u naxariistee Abwaankii waynaa ee Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi ayaa waxaa uu sameeyay qaarkoodna uu ka qeyb qaatay riwaayado farabadan iyo Heeso Wadani ah, waxaana ka tacsiyadeeyay mas’uuliyiin katirsan Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.