Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada ayaa shir isugu imanaya magaalada Garoowe e…
Madaxweynayaasha Dowlad-goboleedyada ayaa shir isugu imanaya magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland maalmaha soo socda (21-23 September] si ay uga arrinsadaan doorashooyinka. -Warsaxafadeedka ayaa lagu sheegey.