Home Afsomali Afhayeenka Cusub ee Wasaarada Amniga oo Noqday Wariye Qoraa sare Cabdicasiis Cali...

Afhayeenka Cusub ee Wasaarada Amniga oo Noqday Wariye Qoraa sare Cabdicasiis Cali Ibraahim ‘ Cabdicasiis Xildhibaan “

Afhayenka cusub ee Wasaaradda Amnigu isla markaana ah  Lataliye Wasiirkaba u magacowday Wariye Qoraa sare Cabdicasiis Cali Ibraahim ‘ Cabdicasiis Xildhibaan oo badeli doona afahyeenkii hore Axmed Maxamuud Maxamed (Sayid carab) ma ahayn ba mudo labo bil iyo bara Afhayeenka Wasaaradda Amniga .

Wariye Qoraa sare Cabdicasiis Cali Ibraahim ‘ Cabdicasiis Xildhibaan

Warqad kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaliya  Mohamed Abukar Islow Duale 7-dii bishaan ayaa lagu sheegay in shaqada laga joojiyay Afhayeenkii Wasaaradda islamarkaana la magacaanay Abdiaziiz Cali Ibraahim oo ah nin siyaasi ah.

Afhayeenkii Wasaarada Amniga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Axmed Maxamed Maxamuud Sayid Carab oo Shirjaraid Magaaladda kismaayo ee caasimadda KMG ah ee Maamulka Jubba-land Ku qabtay ayaa sheegay in uu iska Casilay xilkii Afhayeenka wasaarada amniga.

” waa nin furfuran oo galaangal badan si fududna ku heli karo xogo looga baahan yahay xaga amniga

 

Previous articleDowlada Qadar Oo Shacisay Inaan Dalkeyda La Geyneen Somalidii Ku Dhawacantay Zoope Balse
Next articleDhageyso Maryan Aweys gaadiidka Xamuulka sida dakada kama bixi karaan inta Mashaqada waraxa lagu guda jiro

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.