Gudoomiyaha Baarlamaanka oo La taliye u Magacaabay Taliye ku Xigeenkii Hore ee Nisa ee Shaqada Laga Eryay. ‘Waa arrin Soomaaliya kaliya ka dhacda Nin shaqda dowlada laga eryay in bil gudaheed uu isla dowladii shaqo ka helo”.
Gudoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal Sheikh ayaa la taliye sare oo ka tirsan xafiiskiisa u magacaabay Taliye ku xigeenkii Hay’adda NISA C/qaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ee dhawaan xilka laga qaaday.
[contact-form][contact-field label=”Name” type=”name” required=”true” /][contact-field label=”Email” type=”email” required=”true” /][contact-field label=”Website” type=”url” /][contact-field label=”Message” type=”textarea” /][/contact-form]
Gudoomiyaha baarlamaanka iyo C/qaadir Maxamed Nuur ayaa labadaba horey uga soo wada shaqeyey saafaradda Soomaaliya ee dalka Turkey taasoo keentey ayaa la sheegay inuu gacanyare ka dhigto ayadoo aan weli la ogeyn sababta dhabta ah ee looga eryey xilkii uu ka hayey NISA.
Home Afsomali Afhayeenka golaha baarlamanka oo la taliye u magacaabay masuul dhawaan xilka qaadis...