Home Afsomali Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdulaahi Xayir Ducaaleoo xilkii kala wareegay agaasimihii hore...

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdulaahi Xayir Ducaaleoo xilkii kala wareegay agaasimihii hore (DAAWO SAWIRADA11)

Munaasabad balaaran oo ay kasoo qeyb galeen Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta , Agaasime waxeedyada iyo shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta ayaa waxaa xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee wasaaradda Cabdullaahi Xayar oo dhawaan loo magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradda.

Munaasabada ayaa sidoo kale agaasimihii hore ee Wasaaradda loogu magacaabay agaasime ku xigeen ahna Agaasimaha Maamulka iyo Maaliyadda ee wasaaradda Warfaafinta.

Agaasimaha Cusub ee Wasaaradda ayaa u mahadceliyey agaasihii hore ee xilka ku wareejiyey waxa uuna agaasime waxeedyada iyo dhamaan shaqaalaha kula dardaarmay in ay dardar geliyaan shaqada Wasaaradda asagoo balanqaaday in uu si wanaagsan u gudan doono waajibaadkisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.