Home Afsomali Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia oo shaqo joojin lagu sameeyay

Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga Somalia oo shaqo joojin lagu sameeyay

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Maxamed Amar Dambe ayaa waxa shaqdii looga joojiyay Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga.

Dr Sonkor Geyre oo ahaa Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa waxaa shaqo joojinta ku sameeyay Wasiir Xasan Maxamed Amar Dambe,waxaana shaqadaas si KMG loogu dhiibay Warsame Maxamed Xassan (Kaytoon).

Sidoo kale wareegtada ayaa waxaa lagu sheegay in Shirkii amniga qaranka ee dhawaan lagu qabtay Muqdisho go’aan lagu gaaray in isbedel lagu sameeyo xilka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga

Previous articleZakiya “Booliiska Soomaaliyeed wuxuu caddeynayaa in aysan jirin xayiraad la saaray Gargaarkii Aamin Ambulance.
Next articleXukuumada Somalia ayaa ka codsatay Midowga Boostada Adduunka (UPU) in ay Soomaaliya ka qaadaan xayiraadda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.