Kooxda Ahlu Sunna Waljameeca ayaa shaacisay magacyada liiska 20-ka Xildhibaan ee laga siiyay Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug, waxaana Xildhibaanadan soo xulay Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir.
Xildhibaanada Ahlu Sunna ka qaadatay Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa lagu saleeyay nidaamka qabiilka, waxa ayna Ahlu Sunna qabiilada Galmudug dega ku yeelatay xubno iyaga siyaasad ahaan matalaya.
Halkan ka Akhriso Magacuada iyo Qabiilada Xildhibaanada AHlu Sunna qaadatay