(Akhriso) Liiska 12 Musharax oo isku soo taagay doorasho beri ka dhaceysa Garowe
Puntland ayaa waxay shaacisay liiska 12 mushar oo ku tartamaya 6 Kursi oo barri lagu dooran doono Magaalada Garoowe, kuwaasoo si rasmi ah u soo buuxiyey shuruudaha looga baahan yahay..
HOOS KA AKHRISO MAGACYADA