Home Afsomali (Akhriso) Mid ka mid ah Wasaaradaha DF oo amartay in laga guuro...

(Akhriso) Mid ka mid ah Wasaaradaha DF oo amartay in laga guuro xarunteedii hore

Wasaaaradda Macdanta iyo Bartoolka ee Xukuumada Federaalka Somalia ayaa soo saartay amar sheegaya in si dhaqsi ah ay uga guuraan dadka degan xaruntii Wasaaradda ee ku taala xaafada Saybiyaano ee degmada Hodan.

Wasaarada ayaa sanadahan dambe ku shaqeyneysay xarun KMG ah oo ku taalla magaalada Muqdisho.

Qoraal arrintaasi ku saabsan oo ka soo baxay Wasaarada ayaa u qornaa sidatan:-

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.