Home Afsomali Al-Shabaab oo weerar ka geystay yaalla tuulada Waranqara

Al-Shabaab oo weerar ka geystay yaalla tuulada Waranqara

Wararka naga soo gaaraya Mandheera ayaa waxay sheegayaan in ciidamo ka tirsan Milatariga Al-Shabaab ay weerar gaadmo ah ku qaadeen saldhig ciidan oo ku yaalla tuulo hoos timaada dhulka NFD .

weerarka oo dhacay saqdii dhexe ayaa waxaa lagu ekeeyay saldhigga oo ku yaalla tuulada Waranqara oo hoos tagta degmada Lafey ee gobolka Mandheera.

Dagaalka oo ku billowday hub culus iyo mid fudud ayaa sababay khasaare kala duwan.

dadka deegaanka ayaa qirey in ay  arkeen meydadka 3 askari, iyadoo iyo saanad kala duwan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.