Warar. Ka imaanaaya villa somalia ayaa. Sheegaayo in aad loo baaddi goobayo in xil loo dhiibo Ali sheikh mahamud ex madaxweyne xassan sheikh walaal kiis. Ayadoo ladoonayo in lagu dagijo ama lagu dajiyo xaaladda hadda taagan ee ismari wayga siyasadeed oo aad u cakiran. &abniga gobolk banadir. Ayada oo intaan ognahay mudda dheer la hadal haay oo ka badan( 9)bilood in xil loo dhiibaayo. Lakiin waxaan ogaanay. in ow ka biiyo diiday. Wax xil ah in oow qabto. Sababtoo ah. Waxoow dareen san yahay in lagula dagaalamaayo siyasad ahaan walaalkiis ex madaxweyne xassan sheikh &siyaasinta ka aragti duwan dowlada xogta waxeey sheegeysaa in loo diray marar badan ergo ku qancisa in ow xilkaas qabto una turro dadkiisa &deegaankiisa asagoo fiirinaayo. Xaalada xanuunka badan ee ka taagan gobolka &is fahan waaga siyaasadeed lana aaminsan yahay in oow wax badan ka qaban karo laakiin ow aad ugu adkeystay in oow wajahaayo dagaalka ka dhan ah siyaasiyiinta saxibadiis ah & walaalkiis ex madaxweyne xassan sheikh waxuu ku adkeystay in oow hadda diyaar u aheyn in oow xil qabto walow ay villa Somali aysan ka quusan in aay ku qanciso in lamagacaabo Mida koowaad: Madaama hoos loo dhigi waayay dadka aaminsan in hadii Ali sheikh loo macabi lahaa gobalka uu xaalka sidaan dhaami lahaa, waxaa kooxda Villa Somalia ay abuurtaa aqbaar gacan ku rimis ah mar walba oo ay xaaladu adkaato. Sida aan baaristeena ku ogaanay waa markii sadexaad oo xaaladoo cakiran xil lala xiriiriyay Ali sheikh
Mida labaad: beesha Caalamka oo dowladda Farmaajo ku cadaadineysa iney soo xero galiso siyaasiyiinta ay wali shacabku xiisaha u qabaan, si culeesku uga yaraado iyo dooda ah iney Dowlad wadaag saameeyaan sida ugu dhaqsiyaha badan ayaa loo abaabulay war suuqan.
Dadka arrintaan faafinaya marka la eego, waxaa la fahamsan yahay iney tahay aqbaar aan jirin balse culeeska lagu yareeynaayo.Ali sheikh ayaa loo arkaa siyaasi dhowrsan, oo aan wax dagaal ah la galin Dowlada Farmaajo, tan iyo markii ay la wareegtay xilka Ayadoo loo arko in Ali sheikh yahay buundada isku xeri karta siyaasin ka fikir duwan dowlada ,xaalada amniga cakiran ,shacabka oon dowlada lashaqeyneyn &dhamaan xaaladaha tagan ninka ka xalin kara balse aan la hubin in ow la shaqeyn doono dowlada farmajo Waxii intaas ku soo kordho waan idiinla wadaageynaa