Home Afsomali Alshabaab oo ciidamo dowlada ka tirsan ku gowracay mahadaay iyo saraakiil xaqiijisay

Alshabaab oo ciidamo dowlada ka tirsan ku gowracay mahadaay iyo saraakiil xaqiijisay


Al-shabaab ayaa sheegay in Labo Askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ay ku Gowraceen Meel u dhow Degmada Mahaddaay Ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Ee ku sugan Degaanka Biya-cadde ayaa saxaafada u Xaqiijiyay in Labo Askari oo ka kala tirsan Guuto 1-aad iyo Guuto 2-aad La Gowracay.



Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.