Home Afsomali Amb, Warfaa oo Noqday Safiirka u fadhin doona Somalia Ethiopia

Amb, Warfaa oo Noqday Safiirka u fadhin doona Somalia Ethiopia

Madaxwaynaha Jamhuuriydda Federalka Somalia Xasan Shekh Maxamuud ayaa Amba Cabdulaahi maxamed Warfaa u magacaabay Safiirka Somalia u joogi doona Dalka Ethiopia.

Safiir warfaa, ayaa Mudo badan ka shaqaynayey Arimaha Dibada Somalia, waana shaqsi Aqoon durugsan iyo waaya aragnimo uleh shaqada loo idmaday
Waxaana la sheegay in uu qayb wayn ka qaadan doono xidhiidhka labada dal Ee Ethiopia iyo Somalia.

Dalka Ethiopia ayaa siyaasad ahaan samayn wayn kuleh Bariga Africa Somalia iyo Ethiopia ayaa leh Xuduudka ugu dheer ee ay dalal kale la wadaagaan.

Previous articleWasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada oo kulan Gaara la qadatay Ra’iisulwasaaraha Dalka Malaysi
Next articleWasiirada Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Somalia iyo Boqortooyada Brunei oo Heshiis iskaashi ku kala saxiixday Dalka Malesia.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.