Federal Republic of Somalia
Office of the President
XEER MADAXWEYNE LR. 357 TAARIIKH: 30/12/2020
ANSIXINTA TODOBA (7) KA MID AH SAGAALKA (9) XUBNOOD EE GOLAHA ADEEGGA GARSOORKA
MADAXWEYNAHA J.F.s,
MARKUU ARKAY:
MARKUU ARKAY:
MARKUU ARKAY•. Qodobada 87aad, 90aad iyo 112aad ee Dastuurka KMG ah
Sharci Lr. 28 soo baxay 08/07/2014 kuna saabsan sharciga Dhisidda Golaha Adeegga Garsoorka
Tix-raac Qaraarka Golaha Shacabka : GSH/B-10/34/20, taariikh
16/11/2020 kuna saabsan Ansixinta Todoba (7) Ka Mid Ah Sagaalka (9)
Ansixinta Tobada (7) ka mid ah Sagaalka (9) xubnood ee Gola Adeegga Garsoorka