Home Afsomali Aqriso Jadwalka doorashada Madaxweynaha

Aqriso Jadwalka doorashada Madaxweynaha

Jadwalka Doorashada Madaxweynaha DFS oo la dajiyay

Kadib kulan uu maanta oo Khamiis ah isugu yimid Guddiga Doorashada Madaxweynaha oo ka kooban 17 xubnood oo ka socda labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay Guddigu doorteen Guddoomiye Xildhibaan Abdiqani Ugaas iyo Ku Xigeen Xildhibaan Maxamed Keerow.

Guddigu waxa ay ka doodeen waqtiga Doorashada, iyaga oo tixgaliyay duruufaha dalku uu ku jiro, waxana codeyn kadib la isku waafaqay 15 May in ay noqoto maalinta doorashada Madaxweynaha DFS.

Previous articleXiliga la dooran doono Madaxweyne dalku yeesho oo la shaaciyey
Next articleMusharax madaxweyne sharuudahaan iska aqri

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.