Home Afsomali Aqriso Liiska Golaha Wasiirada Somaliland iyo Qabaailada ay ka soo jeedaan

Aqriso Liiska Golaha Wasiirada Somaliland iyo Qabaailada ay ka soo jeedaan

Magacyada Wasiirada & Beelaha ay kasoo jeedaan

1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse/Habar Awal

2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — Jaamac Siyaad / DhulBahante

3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta —Samaroon

4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha —  Habar Jeclo

5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga —- WarsanGali

6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada — Ciidagale

7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada — Ciise

8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta —  Arab

9. Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha —  Samaroon

10 . Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Hawlaha Guud — Dhulbahante

11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasaarada Ciyaaraha — Habar Yoonis

12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Wasiirka Boosaha — Sacad Muuse/Habar Awal

13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga —Samaroon

14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada — Habar Jeclo

15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Horumarinta Maalgashiga — Arab

16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga — Habarjeclo

17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada Warfaafinta — Sacad Muuse/Habar Awal

18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka —Habar Yoonis

19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha —- Nuur Axmed / Dhulbahante

20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta — Habarjeclo

21. Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka — Ciise Muuse/Habar Awal

22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha — Habarjeco

23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka — Habar Yoonis

 Magacyada Wasiir Ku Xigeenada & Beelaha ay kasoo jeedaan

1.  Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada — Subeer Celi / Arab

2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha — Sacad Muuse/Habar Awal

3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta — Ciidagale

4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha — Ayuub

5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada — Toljecle

6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta — Gabooye

7.Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada — Ciidagale

8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka — Habar Jeclo

9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka —-

Habar Jeclo Shan Wasiir
Habar Yoonis Saddex Wasiir
Arab Laba Wasiir
Ciise Muuse Laba Wasiir
Sacad Muuse Laba Wasiir
Ciidagale Hal Wasiir
Dhul Bahante Saddex Wasiir
Samaroon Laba Wasiir
Ciise Hal Wasiir
Warsangali Hal Wasiir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.